Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho oo Xiran
Isgoyska Banaadir, Zoobe, Taleex, KM4, Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, iyadoo gaadiidka ay saaran yihiin dadka shacabka ah aysan isaga kala gudbi karin Isgoysyada magaalada gudaheeda qaarkood. Ciidanka dowladda ayaana ku sugan, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah. Gaadiidka rayidka ayaa loo diidayaa dhamaan isgoysyadan inay isaga kala gudbaan, kaliya waxaa loo ogol […]
Continue Reading