Wakiilka Cusub QM u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)
Waxaa Markii ugu horeysay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom, Ninkaan ayaa edelay wakiilkii hore ee QM arrimaha Soomaaliya, Amb. Micheal Keating. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan xafiiska QM ee Soomaaliya. […]
Continue Reading