Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib u dhigay doorashada Madaxweynaha.

Guddiga ayaa iclaamiyey in 6 October 2018 la qabanayo doorashada, halka markii hore loo balansanaa 30 September.

Halkaan ka aqriso jadwalka cusub doorashada.