Musharrixiin Ka Tirsan KGS Oo Dalbay In Dib Loo Dhigo Doorashada Maamulkasi (Akhriso)
Musharrixiinta u tartamaya doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya qaarkood ayaa codsaday in dib loo dhgo doorashadaas. Xubnahan musharrixiinta oo la baxay Golaha Isbeddel doonka Koofur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen Baydhaba ku sheegay in ay doonayaan in Doorashada dib loo dhigo. Dowladda Federaalka ah ayey sheegeen in doorkeeda uu yahay korjoogteyn kali ah,waxaa ay […]
Continue Reading