Madaxweynaha Tanzania Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirro Ka Tirsan Xukuumaddiisa
War laga helayo madaxtooyada dalka Tanzania ayaa shegay in John Magufulioo ah Madaxwaynaha dalkaasi Tanzaniya uu xilka ka qaaday wasiirada beeraha iyo ganacsiga ,isagoona ku hanjabay in uu militariga uu daadgureyn doono si xal looga gaaro cabashooyin ay muujinayaa beeralayda dalkaasi. Dalka Tanzania ayaa la sheegay in Dhoofinta dalaga ay ka mid tahay dhaqaalaha ugu […]
Continue Reading