Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya. (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 November 2018, qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Fulgencio Guiz Garido. Madaxweynaha Puntland ayaa safiirka iyo weftigiisa la qaatay kulan gaar ah oo ay ku wehelinayeen masuuliyiin ka tirsan […]
Continue Reading