Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Dhalinyarada

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa howlaha Maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha Dhalinyarada Galmudug Axmed Maxamed Cumar [Caruuse] iyo Gudoomiyaha Ciyaaraha Galmudug Cabdifitaax Cabdullaahi Warsame [Baadshaa] ayaa ka hadlay goobta, iyagoo Madaxweynaha u gudbiyey caqabadaha heysta dhalinyarada Galmudug.

Halkaan ka daawo Muuqaalka kulanka.