Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabaya Golihiisa Wasiirada
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa aad looga dareemayaa ol olaha loogu jiro Magacaabista Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa aad ugu mashquulsan sidii uu kusoo Magacaabi lahaa Golihiisa Wasiirada,waxaana Xafiiskiisa ka jiray mashquul badan in kastoo uu mamnuucay in lasoo booqdo. Dad badan ayaa u xusul […]
Continue Reading