Faa faahin: Qarax ka dhacay Degaanka Goof’Gaduud
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Goof-Gaduud Buureey oo ka tirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxa uu ka dhacay Suuq lagu iibiyo Xoolaha oo ku yaalla deegaanka Goof-Gaduud Buureey ee Gobolka Baay, sida ay […]
Continue Reading