Ninkii geystay Xasuuqii New Zealand oo maxkamad lasoo taagay
Ninkii ka dambeeyey toogashadii ka dhacday New Zealand shalay ee lagu dilay 49-ka qof oo Muslimiin ah ayaa maxkamad la horkeenay waxaana loo haystaa hal dacwad oo ah dil. Ninkaan oo lagu Magacaabo Brenton Tarrant, oo 28 jir ah una dhashay Australia ayaa kasoo dhex muuqday shabaqa eedaysaneyaasha asagoo xiran dharka cad cad ee maxaabiista […]
Continue Reading