Madaxweynaha Galmudug oo u safray Galkacyo
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogamaaniya ayaa saaka u safar dhulka ah ku aadeen magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ku sii hakaday magaalooyinka Galinsoor iyo Bandiiradley, waxaana la filayaa dhawaan gaaraan magaalada Galkacyo, oo sanadii dambe ay kusoo laalaabteen colaad u dhaxeysa maamulada Galmudug iyo Puntland. […]
Continue Reading