Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Heshiiskii ay gaareen Madaxda Galmudug & Puntland
Amb. Micheal Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay Cadaado ku gaareen Madaxda Puntland iyo Galmudug, War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ergeyga Qaramada Midoobey ayaa waxaa lagu ammaanay heshiiska ay wada gaareen labada Madaxweyne, iyadoo looga codsaday inay ka shaqeeyaan ka mira dhalinta heshiiskaas. “Beesha Caalamka waxay soo dhoweyneysaa Heshiiska Nabadeed ay gaareen labada Madaxweyne waxaana […]
Continue Reading