Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo looga yeeray Maxkamada sare

Maxkamadda sare e Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u yeertay 25 kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas amar kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamada sare Galmudug Dr.Yaxya Sh Maxamed ayaa Mudanayaashaan lagu faray inay kusoo xaadiraan 3/10/2017 Wareegtadaan kasoo baxay Maxkamada sare ee Galmudug  waxaa og Madaxwaynaha Maamulka iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug waxaana Xildhibaanadaan laga doonaya […]

Continue Reading

Wareegto;Xaaf oo Galmudug ku soo rogay Xaalad deg deg ah!

Wareegto uu goor dhow soo saaray Maxawaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayuu ku Sheegay in laga bilaabo Maanta oo Taariikhdu tahay 1/10/2017 dhamaan Degaanada Galmudug Galayaan Xaalad deg deg ah waxuuna sheegay inuu arkay dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Amniga iyo Xasiloonida Degaanka iyo isku dayo uu carabka ku dhuftay in layskaga […]

Continue Reading

Xaaf” Ahlu-Sunna waa inay qayb ka noqotaa Galmudugta Cusub

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo saaraey War qoraal ah mar uu ka hadlayay Xil ka qaadista ay Baarlamaanka Maamulkiisu ku sameeyeen ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir waxa uu  ugu horayn sheegay in Mudanayaashaasi howsha ay qabteen  ay bogaadin mudan tahay. Xaaf ayaa sheegay in ay dhamaystiyaan Shir […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo soo dhaweeyey Xilka qaadistii Cali Gacal iyo M.Xaashi

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay xildhibaanada Galmudug ku sameeyey gudoomiyaha Barlamaanka Cal Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid goordhow  soo gaaray warqabadka Shabakadda Ceelhuur.com ayaa u qornaa sidan:

Continue Reading

Sawirro: Cali Gacal iyo M.Xaashi oo xilkii laga qaaday

Shir ay caawa isugu yimaadeen qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa ka dhacay hoolka shirarka Madaxtooyada, fadhigaan ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad Xareed Cali Xareed. Kulanka ayaa looga dooday saddex ajende oo kala ahaa: Faragelinta Dowladda federaalka ah ay ku wado Galmudug Kalsooni kala noqoshada Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir. […]

Continue Reading

Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo lagu Dhawaaqay

Kadib kulan maanta Cadaado ku yeesheen Baarlamaanka ayaa War qoraal ah oo uu soo saaray Gudoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Axmed Yuusf Xasan (Ciyoow) lagu magacaabay Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug oo ka kooban 13toban Xubnood oo ka tirsan isla Baarlamaanka Maamulkaas. Magacaabista Guddiga Doorashada Madaxwaynaha Galmudug ayaa imaanaysa ayadoo Magaalada Cadaado ee Xarunta […]

Continue Reading

Cali Gacal ‘’ Xildhibaannadii Cadaado yimid dhaxdhaxaad kama aheyn khilaafka Galmudug

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug. ‘’Annaga markii aan is aragnay waxaa u sheegnay […]

Continue Reading

Cadaado: Maxaa ka cusub khilaafka Madaxda Sare Galmudug?

Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Sare dowlad goboleedka Galmudug ayaa gaaray Meel sare, waxaana xildhibaanadii Xamar ka yimid ku guul dareysteen in ay xaliyaan khilaafka xargo goystay, Xildhibaanada Galmudug ayaa kala taageersan labada kooxood, waxaana shalay Magaalada Cadaado ku shiray Xildhibaanada ka soo horjeeda Madaxweyne Xaaf, iyagoo ku eedeeyey in Xildhibaanada Federaalka ah ee Cadaado ku […]

Continue Reading

Dhexdhexaadintii Madaxda Galmudug oo fashilantay (War-Saxaafadeed)

Warsaxaafadeed ay goordhow soo saareen xildhibaanadii iyo senatoradii u yimid Cadaado Xalinta khilaafka Galmudug ayay ku cadeeyeen in ay fashilantay dhexdhexaadintii ay wadeen. Xildhibaanada ayaa cadeeyey in Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka ay si cad u diideen wada hadalka iyagoo ka shidaal qaadanaya Madaxtooyada Villa Somalia. Halkaan ka aqriso war murtiyeedka.

Continue Reading

Madaweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hor yimid go’aankii Madaxweyne Xaaf

Warqad ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo nuqul ka mid ah soo gaaray warqabadka shabakadda Ceelhuur.com ayaa lagu sheegay in ay fasax yihiin duulimaadyada imaanayey deegaanada Galmudug, warqadan ayaa ka hor imaanaysa mid uu xalay soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo lagu joojiyey duulimaadyada ka imaanayey Muqdisho. Dhanka […]

Continue Reading