Sawirro: Wafdigii uu hogaaminayey Abshir Bukhari oo la kulmay Madaxda Galmudug
Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado wafdi xildhibaano ah, oo uu hogaaminayey gudoomiye ku xigeenka 1-aad aqalka sare Barlamaanka Soomaaliya Abshir Bukhaari. Wafdiga ayaa kulamo saxaafaddu dib joog ka aheyd la qaatay Madaxda Galmudug. Ugu horeyn wafdiga ayaa la kulmay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale, iyagoo ka dhageystay xaaladda khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay Madaxda […]
Continue Reading