Akhriso: Qodobada Barnaamijka Dhacdooyinka Galmudug

Qodobada aan caawa kusoo qaadanayno Barnaamijka Dhacdooyinka Galmudug 04/10/2017 waxaa ka mid ah: 1. Gudoomiyihii Maxkamadda Sare oo baxsad ku maqnaa ayaa xalay ku hoyday Hotel ku yaal magaalada Cabudwaaq, isagoo galabta ka duulay garoonka diyaaradaha Cabudwaaq, Gudoomiyaha ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Waxa uuna ku guuleystay Qorshihiisa inkastoo naftiisa qatar gashay. 2. […]

Continue Reading

Akhriso: Qodobada Dhacdooyinka Galmudug 03/10/2017

Caawa barnaamijkeena Dhacdooyinka Galmudug waxaan ku soo qaadaynaa: 1. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo sharci ku tilmaamay xilka qaadistii Madaxweynaha, Madaxweynaha Ku xigeenka, Gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku xigeenkiisa. Yaxye Sh. Cali Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo shalay soo gaaray Cadaado ayaa taageersanaa Madaxweyne Xaaf, balse kadib imaanshihiisa Cadaado ayuu is bedelay mowqifkiisa kadib markii dowladda Federaalku siisay […]

Continue Reading

Galmudug Statement on Attempts to Destabilize its Institutions

Ref: XMGM/10/0195 Date: 3rd Oct, 2017 Press Release Galmudug Statement on Attempts to Destabilize its Institutions Adado, October 3, 2017 – The Attempts to topple the President of Galmudug State on September 26, 2017 was clearly orchestrated by Federal Government of Somalia, particularly Mr. Hassan Ali Khaire, the Prime Minister of Somalia. On September 25, […]

Continue Reading

Akhriso: Maxkamadda Sare Galmudug oo ansixisay xil ka qaadista Dhamman Madaxda Galmudug

Sida lagu sheegay warqadan Maxkamadda Sare ee Maamulka Galmudug ayaa go’aan ay soo saartay ku sheegtay in sifo sharci ah ay Barlamaanka Galmudug xilka uga qaadeen Madaxweynaha Galmudug Xaaf, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal Casir. Sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka kowaad Xareed Cali Xareed oo isna xilkiisa ku waayay arimo […]

Continue Reading

Akriso: Qodobada Dhacdooyinka Galmudug

Akhristayaasheena sharafta waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka Dhacdooyinka Galmudug oo aan idinku soo koobi dooni intaan awoodno wararkii ugu dambeeyey Dowlad goboleedka Galmudug. hadda kadib  habeen kasta kala soco shabakadda Ceelhuur.com , caawa waxaan  kusoo qaadanaynaa: Xildhibaanadii iyo Senatoradii maalmahaan ku sugnaa Magaalada Cadaado ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho. iyagoo sheegay […]

Continue Reading

Akhriso: WargeyskaGobolladaDhexe bisha Oktoobar. (Warbixino Xul ah)

  Tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 55aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2017, eebishaoktoobar. Wargeyskabishanwaxaadkahelidoontaan, warbixinkusaabsan; habkaxallintakhilaafaadka, qormadiiganacsigaiyoarrimahabulshada, sawirroiyosuugaan, eefadlansiaadugabogotaan, liilkanhoosesiiraaca. Mahadsanidiin.  

Continue Reading

Godinlabe:Dhalinyara Wadajir oo ku baaqday in la dajiyo Xasrada Siyaasadeed ee Galmudug

Ururka dhalinyarada Degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa dhankooda ku baaqay in Madaxda sare ee Galmudug hoos u xaliyaan Khilaafka siyaasadeed ee baryahaan hareeyay Maamulka Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Wadajir ee Godinlabe Cabdinaasir Cali Maxamed Wirwir oo lahadalay Ceelhuur.com ayaa yiri. Waxaan ugu baaqayaa Madaxda  sare ee galmudug in ay wadahal ku dhameeyaan Khilaafka ka jira […]

Continue Reading