Warsaxaafadeed ay goordhow soo saareen xildhibaanadii iyo senatoradii u yimid Cadaado Xalinta khilaafka Galmudug ayay ku cadeeyeen in ay fashilantay dhexdhexaadintii ay wadeen.
Xildhibaanada ayaa cadeeyey in Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka ay si cad u diideen wada hadalka iyagoo ka shidaal qaadanaya Madaxtooyada Villa Somalia.
Halkaan ka aqriso war murtiyeedka.