Daawo: Odayaasha Beesha Cadaado oo Bayaan soo saaray

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ayaa caawa shir jar’aaid ku qabtay magaalada Cadaado, waxayna Bayaan ka kooban 5 qodob ka soo saareen khilaafka Madaxda Sare Galmudug. Hadaba halkaan hoose ka daawo Muuqaalka… Share garee