Jadwalka doorashada madaxwaynaha galmudug oo maanta la shaacinayo
Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu wadaa in maanta kulankooda u horreeyay yeeshaan, kaddib markii shalay uu magacaabay Guddoonka Baarlamaanka. Guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa iska dhex dooran doona Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn, waxaana kaddib ay soo saari doonaan jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug. Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb […]
Continue Reading