Baarlamaanka galmudug oo fadhigoodii u horeeyay yeelanaya maanta
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusa-Mareeb ku yeelanaya kulankoodii u horeeyay, kaasoo ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah. Fadhigga maanta waxaa lagu dooran doonaa Guddoomiye cusub oo KMG ah, kaasoo noqon doona ninka ugu da’da weyn. Guddoomiyaha KMG ah ayaa soo magacaabi doona guddi doorasho, kuwaasoo diyaarin doona qaabka ay noqoneyso doorashada […]
Continue Reading