Sawirro: Askar ka tirsan Ciidamada Badda Galmudug oo tababar loo soo xiray
Askar ka tirsan ciidamada badda dowlad goboleedka Galmudug ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Boosaaso gobolka Bari, ciidamadan ayaa gaaraya ilaa 15 Askari, waxa ayna dhameysteen casharo iyo tababaro ku saabsan ka hortagga dambiyada ka dhaca xeebaha. Tababarkan ayaa waxaa bixinaysay UNODC. Sidoo kale 54 Askari oo kale ayaa iyana tababar ku qaadanaya dalka Jabuuti, […]
Continue Reading