Daawo: Wareysi gaar ah Samafale Cabdulqaadir Sayid Axmed
Halkaan ka daawo Wareysi gaar ah oo Telefeshinka Qaranka Soomaaliya la yeeshay Mudane C/qaadir Sayid Axmed oo ka mid ah Madaxda Xayaat Foundation oo howlo samafal ka wada gudaha Soomaaliya. Share garee oo la wadaag saaxiibadaa.
Continue Reading