Daawo: Tiicey oo si heer sare loogu soo dhaweeyey London

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Tiiceey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada London ee xarunta UK. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ayaa u qabatay Madaxweynaha xaflad lagu soo dhaweynayey. waxaana munaasabadda kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada. iyadoo Mr. Tiicey lagu ammaanay inuu dowr fiican ka ciyaaray nabadeynta iyo horumarinta gobolada dhexe.

Maxamed Tiicey oo muddo si xaqdarro ah ugu xirnaa dalka Belgium ayaa dhawaan laga soo daayey xabsigii uu ku jiray markii lagu waayey eedeymihii loo heystay. Waxaana lagu xasuustaa inuu ahaa Madaxweynihii ugu horeyey ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb, isagoo xilka ka dagay Juun 2013.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

1 thought on “Daawo: Tiicey oo si heer sare loogu soo dhaweeyey London

  1. Dhabtii waa nin wx gal ah dal iyo dadka
    Waliba ladhihi karo waa aabihii nabada gobalada-dhexe wali ex ximan iyo xeeb

Comments are closed.