Faafaaahin Gawaari Galmudug leedahay oo Garoowe lagu qabsaday

Sida ay inoo xaqiijiyee ilo xog ogaal ah Ciidamada ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigay gaadiid ciidan iyo raaxo isugu jira oo dowlad federaalka siisay maamulka Galmudug, gaadiidkan ayaa ka soo degay Dekeda Boosaaso. Ciidamada gawaaridan la wareegay ayaa waxaa hor kacayey Col Jimcaale Jaamac Takar, waxaana falkan ka dhacay duleedka Magaalada Garoowe galabnimadii Jimcaha […]

Continue Reading

Sawirro: Ugaasyo iyo Salaadiin Soo gaaray Cadaado si ay u soo xulaan Ergada Doorashada 2016

Maanta waxaa soo gaaray magaalada cadaado Wafdi balaaran oo isugu jira Ugaasyo, Salaadiin iyo Nabadoono Beelaha Dega Dowlad goboleedka Galmudug, Duubabkan ayaa u yimid Cadaado sidii ay  soo xuli laheeyeen ergooyinka dooranaya xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya qeybta deeganada Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa si diirran usoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Cadaado wasiiro xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug, gudiga doorashooyinka […]

Continue Reading

Sawirro: Dhaq-dhaqaaqii ganacsi ee Dekadda Hobyo oo dib u bilowday

Dooni weyn oo siday badeecado kala duwan ayaa shalay galab ku soo xiratay dekada Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, doontaan ayaa u raran ganacsato deegaanka ah. Doontaan ayaa saaka lagu bilaabay dajinta, waxa ayna u raran tahay ganacsade Cabdul Jaamac Dharas, waxa ayna badeecada ka keentay dalka kenya, badeecada doontu sido ayaa u badan Sigaar […]

Continue Reading

Halkee ku dambeyey Raashinkii Turkigu ugu deeqay Galmudug?

Wa su’aal dad badan oo is weydiinayaan, halkee ku dambeeyey raashinkii Turkigu ugu deeqay dowlad goboleedka Galmudug?. Raashinkan Turkigu ugu deeqeen Soomaaliya ayaa waxaa Galmudug kaga soo aaday 1200 Ton, una dhiganta 24,000 kiish, oo isugu jira bur iyo sonkor, waxa uuna 4 Agoosto 2016 ka soo dagay dekada Boosaaso, isagoo gawaaridii raashinkan waday ay […]

Continue Reading

Faafaahin: Sarkaal ka tirsan Ahlu sunna oo Galmudug isku soo dhiibay

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Sarkaal ka tirsan ciidanka Ahlu sunna gaar ahaan kuwa nabad suggidda Maamulkaas ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka qeybta Galmudug ka howlgasha. Sarkaalkan oo lagu magacaabo C/risaaq Cali Tubaako ayaaka mid ahaa saraakiisha hoose ee ciidanka Ahlu sunna, waxaana xalay gaari ka soo qaaday inta […]

Continue Reading

Sawirro:Golaha Wasiirada Galmudug oo ka dooday Miisaaniyadda 2017

Kulan ay maanta Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ku yeesheen magaalada cadaado ayaa waxaa looga hadalay qdobo dhowr .Kulankan ayaa ka dhacay aqalka madaxtooyada galmudug waxaana shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamdd xashi cabdi . Wasiir kuxigeenka Wasaarada maaliyada maxamed farax axmed ayaa golaha wasiirada warbixin ku aadan maaliyada dowlada u sharaxay golaha wasiirada […]

Continue Reading

Cadaado: Guddiga doorashada Heer dowlad goboleed oo kulamo la leh Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug

Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ku suggan Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug, Guddigan ayaa labadii maalmood la soo dhaafay kulamo la lahaa Madaxda iyo Waxgaradka Galmudug. Guddigan ayaa shalay kullan kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, waxa ayna ka wada hadleen arimaha doorashooyinka, iyo sidii Galmudug ugu […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamanka Galmudug oo Cadaado ku soo laabtay

Wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado . Wafdigaan ayaa waxa ay ka soo kicitimeen magalada muqdisho Gudoomiyaha iyo madaxweyne kuxigeenka ayaa si wadajir ah u qabtay shir jaraa id waxaana ugu horeyn shirka kahadlay gudoomiyaha waxa uuna sheegay in ay ka […]

Continue Reading

Dhageyso;Galmudug oo Cambaareysay weerarkii kadhacay Galkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa Canbaareeyay Weerarkii barkhanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Qasaare Naf iyo Maalba leh geystay. Madaxweyne ku xegeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan. Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay […]

Continue Reading

SAWIRO:Wasiir Odowaa oo kormeeray xerada lagu tababaro ciidamada booliska Galmudug

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeeray ciidamo Boolis ah oo tababar uga socdo magaalada Cadaado deeq xoolo ahna gaarsiiyay . Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa kormeerka uu maanta ku tagay xerada lagu […]

Continue Reading