Dhageyso;Galmudug oo Cambaareysay weerarkii kadhacay Galkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa Canbaareeyay Weerarkii barkhanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Qasaare Naf iyo Maalba leh geystay. Madaxweyne ku xegeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan. Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay […]

Continue Reading

SAWIRO:Wasiir Odowaa oo kormeeray xerada lagu tababaro ciidamada booliska Galmudug

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kormeeray ciidamo Boolis ah oo tababar uga socdo magaalada Cadaado deeq xoolo ahna gaarsiiyay . Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa kormeerka uu maanta ku tagay xerada lagu […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka ka qeybgalka Dhalinyarada Galmudug ee doorashada sanadkan oo Cadaado ka furmay

Shirkan oo looga hadlayay sida dhalinyaradu kaga qayb qaadan karto doorashada sanadkan ka dhacaysa dalka, arrimaha Federaalka iyo wacyigalinta Tahriibka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dawlad goboleedka Galmudug iyo ururka dhalinyarada Galmudug. Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan Galmudug iyo dhalinyaro iyo xubno ka socday qaybaha kale […]

Continue Reading

Daawo: Saraakiil Booqatay dugsiga tababarka Booliska Galmudug (Sawirro+Video)

Wafdi balaaran oo ka socday taliska ciidanka booliska soomaaliya ayaa maanta  waxa ay kormeeer ku sameeyeen saldhiga ciidanka booliska dagmada cadaado iyo dugsiga tababarka ciidanka booliska galmudug ee guuleed Taliyaha ururka taliska booliska soomaliya gaashaanle cumar maxamed xasan cumar yare ayaa markii uu gaaray dugsiga tababarka ciidanka booliska galmudug ee guuleed oo ay tababar ku […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiir Odawaa oo shalay la jimcaystay Bulshada Cadaado

Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxman Xuseen Odawaa oo maalmahan Cadaado ku sugnaa ayaa shalay salaada jimcaha wax uga tukaday masjidul Jaamac oo kamida masaaajida ugu weyn magaalada Cadaado. Salaada jimco kadib ayaa wasiirka waxa lagu arkayay isagoo la shaah cabaya qaarkamida bulshada ku dhaqan magaalada Cadaado islamarkaana kala sheegaysana xaalada magaalada iyo […]

Continue Reading

Daawo Muuqaalka Booqashadii Wasiirka Arimaha Gudaha ku tagay degmada Godinlabe

Akhristayaaasha sharafta leh jimce wanaagsan waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal aan idinkaga diyaarinay booqashadii taariikhiga aheyd ee wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, waxaan booqashadiisa ku wehliya Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, iyo Mas’uuliyiin kale. Si aad u hesho muuqalada Shabakadda Ceelhuur Online ku dhufo SUBCRIBE.  

Continue Reading

Sawirro: Wasiir Odawaa iyo M. Xaashi oo si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Godinlabe

Wasiirka Arimaha gudaha iyo federaalka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odaawaa oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale  ayaa galabta booqasho ku tagay degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Ujeedada Booqashada ayaa aheyd sidii loo dhageysan lahaa bulshada Godinlabe, iyo xaqiijinta heshiiskii laga gaaray shaqaaqadii godinlabe ka […]

Continue Reading

Sawirro: Maxaa looga hadlay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Galmudug

Kulanka khamiislaha ee Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta waxaa looga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin diyaarinta dakhliga guud ee wasaaradaha, baahinta iyo qeybinta gargarka dhawaan turkigu soo garsiiyey dowlad goboleedka Galmudug. Shirka waxaa shir gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed Xashi Cabdi waxaa maanta diirada lagu saaray doorashoyinka dhawaan […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo Kampala kula kulmay sh. Shariif

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay ku booqday hoyga uu ka degan yahay magaalada Kampala Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. C/kariin Guuleed ayaa waxaa ku wehliyay booqashada uu ugu tagay Madaxweyne Shariif Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kampala Sayid Axmed Sheekh Dahir, waxayna kaga wada hadleen xaalada dalka iyo marxaladihii […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiir Odawaa oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta Madaxtooyada Cadaado kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka  Galmudug ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Xaashi Cabdi, Waxaa sidoo kale kulan ku wehlinayey Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh, iyo siyaasiyiin kale. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay  arimo […]

Continue Reading