Golaha wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka soo saaray war saxaafadeed ay uga jawaabayaan Hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka putland, oo sheegayayay in gawaarida ka soo galeysa deeganada Galmudug ay san ogolaan doonin putland iyo qodobo dhanaka amaanka ah madaama doorshooyin ay ka dhacayaan Galmudug.
Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka.
Comments are closed.