Gudoomiye Jawaari oo gaaray magaalada Baydhabo.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed. Wafdiga uu hogaaminaayo Guddoomiye Jawaari ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyadoo ujeedka safarkiisa Magaalada Baydhabo lagu sheegay labo arimood. Waa mida koowaad waxa ay tahay sidii uu ugu kuurgali lahaa howlaha la xiriira Doorashooyinka Deeganada Koonfur Galbeed […]
Continue Reading