Daawo Sawirada maalintii 1-aad doorashada Aqalka Hoose – Galmudug

Magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa ka dhacay doorashada saddex kursi, waxaana natiijadu usoo dhacday sidan: Kursiga Ceyr waqooyi , waxaa ku guuleystay Mahad Maxamed Salaad oo helay 40 cod, halka C/qaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) helay 10 cod, hal codna wuu xumaaday, waxaana goobta soo xaadirin Ayaan Daahir Salaad. Kursiga Ceyr koofur, waxaa ku guuleystay Ganacsade […]

Continue Reading

Taliyaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo Cadaado soo gaaray (Video)

Wafdigaan uu hogaaminayoey  Taliyaha hay’ada nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Gen. Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta soo gaaray magaalada cadaado, waxaana wafdigaan garoonka diyaaradaha magaalada cadaado  kusoo dhaweeyay taliayha ciidamada nabad sugida qeybta galmudug amaan duulaha ciidamada xooga dalka qeybta 21aad  xildhibaano katirsan galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer galmudug. Taliyaha  ayaa waxaa uu salaan […]

Continue Reading

Cadaado: Mahad Salaad iyo Siciid Giriish oo ku guuleystay Aqalka hoose

Waxaa goordhow soo dhamaaday doorashada laba kursi oo kala ah kursi beesha Ceyr waqooyi iyo kursi beesha Ceyr koofur, waxaa ku tartamayey musharixiin badan. Kursiga beesha Ceyr Koofur waxaa ku guuleystay ganacsade Siciid Nuur Qeyliye oo helay 50 cod, halka musharixii la tartamayey Nuur Daahir Diiriye oo helay 1 cod. Kursiga beesha Ceyr Waqooyi waxaa […]

Continue Reading

Doorashada Aqalka hoose Galmudug oo goordhow ka bilaabanaysa Cadaado

Waxaa Magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka Galmudug ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali doona maamulka Galmudug. Xarunta madaxtooyada oo aan hadda ku suganahay waxaa buux dhaafiyey musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo kala ah: 1. Kursi beel koofureed Ceyr. 2. Kursi beel waqooyi Ceyr 3. Kursi beesha […]

Continue Reading

Xubno ka socda Abwaanada Soomaaliyeed oo soo gaaray Cadaado (Video+Sawirro)

Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed kana soo anbabaxay Casimada Dalka ee muqdisho ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlada goboleedka Galmudug ,waxaana Garoonka ku soo dhaweyaya masuulyiin ka tirsan Galmudug iyo Qeybaha Bulshada ,iyagoona socdaalkooda hal ku dhig uga dhigeen  MUDUG NABAD HALOO DAAYO. Cabdi xuseen shiiq […]

Continue Reading

Goormee bilaabanaysaa Doorashada Aqalka Hoose – Galmudug?

Waxaa todobaadkan ka bilowday goobaha loo asteeyey martigalinta doorashada Soomaaliya 2016 xildhibaanada aqalka hoose, marka laga reebo magaalooyinka Cadaado, Jowhar iyo Muqdisho. Magaalooyinka Garoowe, Baydhabo iyo Kismaayo bilaabeen doorashada xubnaha aqalka hoose u baratamaya, waxaana guddiga doorashada oo maalintii shalay warqad soo saaray u qabtay in maamul goboleedyada doorashada ku bilaabaan muddo saddex maalmood gudahood. […]

Continue Reading

Nabadoonada Beesha Gaabane oo ka horyimid hadalkii Ugaaska Saleebaan (Sawirro)

Nabadoonada Beesha Gaabane Hirijire/Saleebaan ayaa maanta saxaafada ku lahadlay Magaalada Cadaado oo xarunta ku meelgaarkaa ee Dawlad Goboleedka Galmudug. Qeybaha kala duwan ee bulshada sida Nabadoonada, Odayaasha, Haweenka iyo Dhalinyarada ayaa sheegay in ay Dhamaantood   isku raaceen in doorashada Xildhinaanka ee sanadka ay u rabaan Wiil maadaama ay gabadhaha soo hayeen 16 kii sano ee […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada Magaalada Galkacyo.

Xaalada Magaalada Galkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka jira deganaan aan cagabadan ku taagneyn, kadib markii saaka dagaal culus oo muddo kooban socday ka dhacay dooxada galbeedka magaalada, dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana xaafadaha qaar ee magaalada ku dhacay madaafiic. Labada maamul ayaa xalay ciidamo farabadan geeyey goobaha […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Wadahadal dhexmaray isaga iyo C/wali Gaas (Video+Warsaxaafadeed)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Cadaado ayaa faafaahin ka bixiyey wada hadal khadka taleefanka ku dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, wada hadalkaas oo ay dhexdhexaadinayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay Micheal Keating. halkaan ka daawo Shirka jaraa’id ee […]

Continue Reading

Dhacdo Aad u Foolxun: Maxaabiis lagu dilay Galkacyo

Muddo kabadan bil ayaa dagaal waxa uu ka socdaa magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug, dagaaladan oo u dhaxeeya ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaan intii badnaa barakacay shacabkii daganaa labada dhinac ee magaalada koofur iyo waqooyi, waxaa xirmay goobihii adeegga guud, waxaana dhowrjeer soo baxay warqado ay ku qoran yihiin heshiisyo horudhac ah oo aan […]

Continue Reading