Waa sidee xaalada maagalada Galkacyo?

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa shalay ku dagaalamay Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana Dagaalkaas uu geystay khasaare isugu jira dhimasho 30 qof kabadan iyo dhaawaca 80 kale.

Wararka ayaa tilmaamaya in wali ay socdaan dadaalada xalka loogu raadinayo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo waxgaradka labada dhinac iyo culumadu ay howshaasi isku xil saareen.

Waxaa isi sootaraya baaqyada nabadeed ee loo jeedinaayo maamulada galmudug iyo puntland