Galmudug oo ka hadashay dagaalka ka socda Galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Galkacyo, war-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in Puntland ay jabisay heshiiskii ay gaareen labada maamul, hoos ka aqriso qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug.
screenshot_2016-11-06-12-47-31-1

Comments are closed.