Dowladda Soomaaliya oo lasoo wareegaysa Maamulka hawadeeda

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulisa hawada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ay kamid yihiin Maareeyaha guud ee hay’ada duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yusuf jaalle) iyo ku xigeenkaiisa Axmed Macalin Xasan ayaa  gaaray magaalada Montreal ee dalka Canada halkaasi oo xarun u ah Ha’yadda duulimaadyada […]

Continue Reading

Aqriso: 10 Qodob oo laga soo saaray shirkii Galkacyo

Waxaa maanta la soo gabangabeeyey Shir muddo shan cisho ah uga socday waxgarad iyo masuuliyiin ka socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey […]

Continue Reading

Dadkii Kasoo Barakacay Deegaanka Bariire Oo Gurmad u Baahan

Qoysas badan oo kasoo barakacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, soona gaaray deegaanka Siinka dheer ayaa xilligaan waxay u baahan yihiin gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah. Faadumo Macallin Isaaq oo ah guddoomiyaha kaamka ku yaalla deegaanka Siindheer ee dadkaan soo gaareen ayaa sheegtay in ay gaarayaan 78 qoys oo dhammaantood aan waxbo haysan. Waxa […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf Bulshada Gallinsoor way helayaan adeegyada ay rabaan

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa u ballan qaaday shacabka ku nool Gallinsoor inay heli doonaan adeegyada bulshada ee hadda ka maqan. Madaxweyne Xaaf oo booqasho shalay ku tagay Gallinsoor ayaa la kulmay waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Gallinsoor. Waxay dadku u sheegeen madaxweynaha waxyaabaha ay u baahan yihiin iyo sidoo kale sida ay […]

Continue Reading

Madaxweynihii hore Soomaaliya oo Shir uga qeybgalaya koonfur afrika (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka koonfur afrika  uga qayb galaya shir looga hadlayo caqabadaha haysta Africa, si loo helo natiijo wax ku ool ah oo wax looga qabto xaaladaha dhibaato ee ka jira Afrika. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxdii hore ee dalalka koonfur afrika, Tanzania. Tunisia, Nigeria, Soomaaliya […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa galabta magacaabay wasiirka buuxinaya wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka, oo banaaneyd tan iyo bishii May ee sanadkan markii uu geeriyooday wasiirkii xilka hayay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji. Ra’iisul wasaaraha ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ku magacaabay Eng. Saadiq C/llaahi […]

Continue Reading