1 thought on “Akhriso: Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo Warqad Jawaab u diray RW Kheyre

  1. hambalyo hambalyo hambalyo in uu barlamanka sharafta leh ee G/mudug uu goaan cad ee taxadder leh qaatay .mudane gudoomiye waxaa idin sugaaya dad ay abaaro iyo colaadi baabiiyeen, haddii aad sugtaan waqti kale waa kaddar oo dibi dhal .waa in aad sida uGu dhaqsaha badan madaxwayne loo doortaa arrimahaana wax ka ga qabataan ,kuwaidin yiri 45 casho suga umanaxahayaan dadkiinna oo waxaa lagu tilmaamikaraa manaxayaal ee katashada

Comments are closed.