Home » Archives by category » Hormarka Dalka (Page 2)

Mashruuca Dhismaha Wadada Galkacyo-Hobyo oo meel wanaagsan Maraya (Sawirro+Video)

Share This Post

Mashruuca dhismaha wadada Galkacyo – Hobyo ayaa si habsami ah u socda, waxaana dhawaan booqday dhawaan wasiiro ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug, Guddiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada ee GOB oo mashruucan gacanta ku haya ayaa waxqabad fiican ka sameeyey ilaa hadda, waxaana la dhameystiray inta u dhaxeysa Magaalooyinka Wisil iyo…

Daawo: Jaaliyadda Galmudug ee UK oo isbitaal ka dhisay Degmada Camaara

Share This Post

Waxaa maalinamadii shalay xarigga laga jaray isbitaal ay ka dhiseen jaaliyadda UK ee ka soo jeeda Galmudug degmada Camaara, waxaan furitaanka ka qeyb galay xildhibaano Galmudug, xubno ka socday Jaaliyada UK, agaasimaha isbtiaalka Cadaado, Qurbo joog iyo madax kale. Dadweynaha degmada Camaara ayaa si diiran u soo dhaweeyey Madaxda booqatay,…

Sawirro Qurux badan Horumarka Baydhabo Janaay. #Dalnuurshe

Share This Post

Baydhabo oo ah xarunta Gobalka Baay iyo xarunta kumeel gaarka ah mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, waa magaalo isbeddel samaysey dhanka dhismayaasha, ganacsiga iyo xagga amniga. Baydhabo waxay ka kooban tahay sida caadiga ah Afar xaafadood oo kala ah Howlwadaag, Bardaale, Horseed iyo Isha, xaafahadaas ayaa waxaa kasii farcamay afar kale…

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay 4 waddo cusub Magaalada Cadaado

Share This Post

Hogaamiyaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa maanta dhagax dhigay afar waddo cusub oo laga dhisayo xaafadaha magaalada Cadaado, waxaana mashruucan hirgalinaya Maamulka Degmada Cadaado iyagoo gacan ka helaya Mashruuca JPLG (Joint Program Local Governments) oo ah sanduuq ay ku midoobeen hay’adaha UNka si loo kabo hormarka degmooyinka. Mashruucan ayaa waxaa ku…

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray Mashruucca Nadaafadda Gobolka Benaadir (Sawirro)

Share This Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Mashruuca Nadaafadda Gobolka Banaadir oo ay iska kaashadeen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkad Maxali ah oo lagu magacaabo ECCO. Munaabadda waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha…

Sawirro Qurux badan: Goobweyn Jubbada Hoose

Share This Post

Deegaanka Goobweyn waxay magalada Kismaayo kaga beegan tahay waqooyi, qiyaastiina waxay u jirtaa magalada 15-KM. Waa deegaan kulmiyay beeralay, Kalluumaysato iyo Xoolo raacato, waa dhul cimilo ahaan wanaagsan balse u baahan maalgalin. Goobweyn waaa meesha ay isaga darsamaan Badda iyo Webiga Jubba, hareeraha wabigana waxaa ku yaala beero wax soo…

Sawirro: Bulshada Hobyo oo go'aansaday in Mashruuca Tabar-Wadaag lagu maalgaliyo Garoonka diyaaradaha Hobyo

Share This Post

Fagaaraha wacyi-gelinta magaalada Hobyo waxaa shalay  lagu soo gabo-gabeeyey shirar iyo talo isweydaarsi muddo hal todobaad ah u socday dadweynaha ku nool Hobyo, iyagoo ka tashanaayey sida loo kala hormarinayo horumarinta magaalada, ugu dambayntiina waxay dadwaynuhu cod u qaadeen sagaal baahiyood oo deegaanka ka jirta iyo sidey ugu kala mudanyihiin…

Daawo Sawirada: Hormarka Dekada Magaalada Muqdisho

Share This Post

Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay is bedelo cusub, kaasoo ka qeyb qaadan doona bilicda Dekeda iyo inay la mid noqoto Dekedaha caalamiga ah. Dib u dhiska lagu soo kordhiyay Dekeda ayaa ka mid ah darbiyo dhaadheer oo laga hirgeliyay dhamaan xeyndaabka Dekeda iyo albaab cusub oo…

Page 2 of 212