Yaa fashiliyey saxiixa heshiiskii Xaraashka Shidaalka Soomaaliya?

Maalintii Isniinta ee taariikhda aheyd 4 bisha Janaayo ee sanadkan 2021, waxaa la xiray waddooyinka u dhaxeeya garoonka Aadan Cadde iyo Madaxtooyada, xilligaas waxaa soo degay madaxda ugu sarraysa Shirikadaha Liberty iyo Coastline Exploration. Shirkadda Liberty waa shirkad yar oo Mareykan ah kana diiwan gashan gobolka Arizona, halka Coastline horay loo oran jiray Soma Oil […]

Continue Reading

DANAYSIGA AXMAQA AH W/Q: Dr. Saadiq Enow

Kulankii dhacay 7/ 12- 2020-kii oo u dhexeeyey madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka, raggii ka hadlay waxaa kamid ahaa danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya. Diblomaasigan oo magaciisa la yiraahdo Benjamin James Fender, waa diblomaasi ruug-caddaa ah oo ka soo shaqeeyey waddamo ahmiyad siyaasadeed u leh dalkiisa iyo dunida. Waxaa kamid ah Fransa, Shiinaha, Koonfur Afrika, […]

Continue Reading

Machadka Heritage oo ku baaqday in la kala diro Guddiga doorashada

Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa warbixin ay soo saartay waxay dhaliil u soo jeedisay qaabka ay ku socdaan arrimaha doorashada, iyadoo uu isa soo tarayo walaac ku aadan in muranka ka taagan dhismaha Guddiyadaas uu sababo qalalaase siyaasadeed iyo mid Amni. “Markii asbuucii hore uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya magacaabay Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka, […]

Continue Reading

Shabaab iyo Daalibaan… W/Q: Ibraahim Hawd

Sida la wada og yahay bilowgii sannadihii 1990-naadii Caalamka Isaamka waxaa ka kacay maayado xagjirnimo ah kuwaas oo sheegtay in ay higsanayaan dhisidda dawlad muslin ah oo la gu hirgaliyo Shareecada. In kasta oo xagjirnimada diin-siyaasadeed ay soo jirtay ilaa lixdanaadkii qarnigii tagay, kacdoonkan dambe wax uu ka soo shidaal qaatay Kacaankii Khumeyni iyo jihaadkii […]

Continue Reading

DOORASHADII FARMAAJIHII LABADA KOOFIYADOOD LAHAA- MUQDISHU 2017/2021

W/Q Cabdi Faarax Juxaa Bishii Febraayo 8-dii, 2017 waxaa labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya fadhi wadajir ah, oo dooarasho dadban oo mugdi iyo faq-hoosaad badan leh ugu doorteen Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo noqday Madaxweynihii 5-aad ee  Soomaaliya burburkii kadib. Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa nin siyaasadda Soomaaliya sibiq kusoo galay oo saaxiibtimo iyo gacan-qabasho saaxadda ku yimi markii […]

Continue Reading

Masar mise Itoobiya ???? W/D: Cismaan C. Kulane

Masar mise Itoobiya ???? Dawlada soomaaliya ayaa u codeysay dawlada Itoobiya, qaraar ay jaamacadda carabta ay soosaartay kaasoo lagu taageerayey dawlada masar loogana soo horjeeday Dawlad Itoobiya si ay u joojso dhismaha biyo xireenka ay kadhisayaan Wabiga Niil. Hadaba bal aan dib unoqono #Masar iyo #Itoobiya yaa inoo fiicnaan soomaali ahaan?!! Masar Dawlada masar waa […]

Continue Reading

QM oo sharciga la tiigsaneysa Jaamacad adeegsatay Astaanteeda

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay sharciga la tiigsan doonto koox isticmaashay magacooda iyo astaantooda, kuwaasi oo ka hawlgala gudaha Soomaaliya. Akhriso war-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya: “Iyadoo laga jawaabayo weydiimo, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dooneysaa inay caddeyso inuusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay iyo waxa […]

Continue Reading

Nin Xaaskiisa dilay oo gacanta lagu soo dhigay

Faafaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Nin Xalay Xaaskiisa ku dilay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Ninkaasi oo Ciidamada Booliska ee Magaalada Baladweyne, ay gacanta ku soo dhigeen. Haweeneyda la dilay oo lagu magacaabi jiray Shukri Indhacad ayaa ka mid ah aheyd Ganacsata Jaadka (Qaadka) ku Iibisa gudahaMagaalada Baladweyne. Haweeneyda la dilay iyo Seygeeda […]

Continue Reading

Fariin ku socota Shaqo bixiyeyayasha

Ku socoto dhammaan shaqo bixiyeyaasha iyo dadka ka shaqeeya qeybaha shaqada iyo shaqaalaha Fadlan joojiya in aad dadka ugu yeertaan wareysi shaqo adinkoo Og qofkii aad jagada bannaan ku buuxin laheydeen. Runtii waa arrin dareen ahaan dhaawac leh, dadkan shaqa doonka ah wax ay kharash kusoo bixiyaan si ay u yimaadaan wareysigaa iyaga oo rajeynaya […]

Continue Reading