Daawo: Mashruuca Balaarinta Dhismaha isbitaalka Cadaado oo la dhagax dhigay
Wasiirada Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug Marwo Naciimo Maxamuud Maxamed iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Mudane Cabdullaahi C/raxmaan Tootoole ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Mashruuca balaarinta dhismaha isbitaalka guud ee degmada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya lacag ka badan 300,000 dollar, lacagtaas 80% waxaa ku deeqday […]
Continue Reading