Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn

Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weydiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen […]

Continue Reading

Sawirro: Dr Zahra Axmed oo Booqasho ku timid Cadaado

Dr. Zahra Axmed oo ka timid dalka Newzland ayaa booqasho ku timid magaalada Cadaado, Zahra ayaa waxaa safarkeeda ku wehliyey Qurbo joog kale. Waa markii ugu horeysay ee ay dhakhtaradu timaado Cadaado, waxayna booqatay magaalooyinka Baxdo, Docoley, iyo Godinlabe. Iyadoo u kuurgaleysay xaalada caafimaad. Dr. Zahra ayaa kulamo la yeelatay howlwadeena caafimaad, sidoo waxay qeyb […]

Continue Reading

C/llaahi Ciise Max’uud” Horseedkii Xoriyadda Soomaaliya

TAARIIKH NOLOLEEDKII HALGAME C/LLAAHI CIISE Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii wadamadaasi iyo kifaaxii ay u soo galeen hanashada Madax banaanidooda,waxaa xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo maalba u huray oo shucuubtooda ku hogaamiyay dariiqa guusha. Shacbiga Soomaaliyeed wuxuu ka mid yahay umadaha dunida eek u tilmaan […]

Continue Reading

Haasaawihii oo qaab siyaasadeed laga dhigay

Waxay ahayd xili Fiid hore ah abaarihii 8:30pm Fiidnimo xili ay markaas kasoo baxday Cawro ay kasoo sameysaneysay shoobo Waxaa markaas carwada horteeda fadhiyey wiilal dhalinyaro ah  oo markaas ku shaax cabaayey Midka mid ah wiilashii ayaa usoo gabo kashday in uu la hadlo gabdhii wuxuuna hadal ku bilaabay sida tan: Wiilkii:hello Abaayo waxaan rabaa […]

Continue Reading

Sheeko Murugo leh: MAXKAMADDA EEDDO AYAA I XUKMISAY (Sawirro ).

MAXKAMADDA EEDDO AYAA I XUKMISAY. ( Cadaa ibrahiim ). ____________________________________________ “waad ku mahadsantahay Aqriska iyo haddaad la wadaagto Asxaabta “. ——————————————————- Magaalada Belqaas oo ka tirsan maamul gobaleedka Dakihiliyah ee Dalka Masar waxaa ka dhacday dhacdo intii maqashay caloosha geddisay. Cadaa ibrahim waa 7ba jir dhibbane u noqday colaad uunan garaad-keeda lahayn. wuxuu ku indho […]

Continue Reading

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE….. W/Q: Cilmi Nuurre

JENARAAL EEY IYO IRIDDA XALANE Ugu horayn hadaad beer jilicsan tahay ama aad leedahay cudurada macaanka,dhiig karka iyo cholesterol ama aadba isfiilato qabto ha aqrin maqaalkaan. Halkani waa Muqdhisho caasimada Soomaaliya waa magaallo ay ku soo hirtaan ku dhawaad 30 milyan oo qof marka ay maqlaana xusuustaan jawi macaan iyo qaninimo iyo waliba qaran,waa goor barqo ah […]

Continue Reading

Maymuun: Geesiyaddii Mustaqbalka

Maymuun: Geesiyaddii Mustaqbalka Kuwani waa Maymuun Nuur Axmed iyo walaalkeed oo ay xambaarsan tahay, ma hubo in wiilka yari uu og yahay waxyaabaha naxdinta leh ee sidii badweyn uga hugmaya qalbiga walaashiis Maymuun. Maymuun waa 9 jir, waxay goobjoog u ahayd geerida hooyadeed iyo aabbaheed oo kala dambeeyay todobaadyo qura. Sida warbaahintu ay sheegtay 3 […]

Continue Reading

Nin Xaaskiisa ku gowracay magaalada Guriceel

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxa sheegayaan in Saaka nin ka mid ah dadka kunool Guriceel in uu Gowracay Xaaskiisa. Ninka Falkaasi Naxdinta Badan geystay waxaa lagu Magacaabaa Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ,waxaana uu bireeyay Xaaskiiska oo u dhashay 7 Carruur ah. Ninka ayaa la sheegay in Madaxa looga jiray. […]

Continue Reading

Sawirro: Ganacsade Xasan Qonjor oo 74 booyadood oo biyo ah ugu deeqay tuulooyinka degmada Cadaado

Ganacade Xassan Maxamad Cali (Xasan Qonjor) ayaa 74 booyadood oo biyo ah u dhaamiyey dadku abaartu saameysay ee ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Cadaado. Biyo dhaamintaan ayaa waxaa ka faa’iideystay bulshada ku dhaqan tuulooyinkaas, waxaana xusid muddan inuu yahay ganacsade u damqaday bulshadiisa. Ganacsadaha ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana howshaan wakiil uga ahaa Muumin […]

Continue Reading