Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Caawa ee Magaalada Godinlabe
Godinlabe ayaa caawa laba dhinac waxaa ka fadhiya laba ciidan oo iska soo horjeeda, ciidanka Nabad suggidda Galmudug iyo kuwa gadoodsan oo ka soo jeeda. Ciidanka Nabad suggida ayaa fadhiisin ka sameystay dhanka cadaado xigta, halka ciidanka kale ay joogaan gudaha magaalada iyo kontoroolka koofureed ee Godinlabe, Dadka rayidka ayaa ka cabsi qaba in labada […]
Continue Reading