Heshiis hordhac oo laga gaaray xiisadii Godinlabe
C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka soomaaliya oo shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Cadaado ayaa kulamo kala duwan kula leh Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, odayaasha dhaqanka iyo bulshada deegaanka isagoo kala hadlay arimo dhowra. Ujeedada Socdaalka Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Cadaado ayaa lagu sheegay dhowr arrimood oo isugu jira amniga, doorashooyinka iyo dib u […]
Continue Reading