Pep Guardiola: Man City Way U Qalantay In Ay Garaacdo Sunderland

tababaraha kooxda Manchester City ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalantay guushii ay ka gaareen dhigooda Sunderland kulankii furitaanka ciyaar ku soo dhamaatay 2-1 caawa. City waxaa ku adkeyd inn ay abuurto fursado walow ay ku badisay labo gool oo mid ay iska dhalisay Sunderland iyo rigoore loo dhigay bilowgii qaybtii hore ee ciyaarta. macalin Guardiola […]

Continue Reading

Arsenal Oo U Magacawday Per Mertesacker Kabtankeeda Cusub

Arsenal ayaa xaqiijisay in daafaca Per Mertesacker uu noqonaayo kabtanka cusub ee kooxda ka dib bixitaankii Mikel Arteta. Mertesacker ayaa ciyaaryahan Arsenal ahaa shantii sano ee la soo dhaafay,  149 kulan  uyuu u saftay, isagoo kula  guuleystay labo FA Cups. Si kastaba ha ahaatee waxa uu maqnaan doonaa bilaha cusub ee xilli ciyaareedkan  sababo la […]

Continue Reading

Faahfaahin: Ciidamada Danab iyo Nabad suggida oo howlgal qorsheysan ka fuliyey duleedka Galkacyo

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo kuwa Nabad suggidda Galmudug ayaa xalay Howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaan lagu magacaabo xaar xaar  duleedka Koofureed Magaalada Galkacyo . Ilo xog-ogaal ah ayaa ceelhuur.net u xaqiijiyey in Weerarkan  dhacay Xalay saqdii dhexe, waxaana ciidanku beegsanayeen gaari Toyota Landcruiser ah oo uu lahaa Sarkaal ka tirsan […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Hormarka Dekada Magaalada Muqdisho

Dekeda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay is bedelo cusub, kaasoo ka qeyb qaadan doona bilicda Dekeda iyo inay la mid noqoto Dekedaha caalamiga ah. Dib u dhiska lagu soo kordhiyay Dekeda ayaa ka mid ah darbiyo dhaadheer oo laga hirgeliyay dhamaan xeyndaabka Dekeda iyo albaab cusub oo loogu tala galay in lagula […]

Continue Reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo Saraakiil Tababar u soo xiray (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jirey Saraakiil, Saraakiil xigeen, Ciidamadda Booliska Dableyda iyo Injineero, waxana tababarku soconayay muddo 5 bilood ah, kaas oo bixinayeen Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub. Waxyaabaha tababarkan lagu siiyey […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda Dalka oo Cadaado ka furmay

Shirka wadatashiga Haweenka Soomaaliyeed oo lagu doonaayo xaqiijinta 30% ka qeybgalka Haweenka Siyaasada Dalka Doorashada 2016 ayaa maanta ka furmay Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka Galmudug iyo Ururka SWLI (Somali Women Leadership Initiative), waxaana ka soo qeybgalay Qaar ka mid ah wasiirada Galmdug, Xubno ka […]

Continue Reading

Sawirro: Saxiixa Mataanaynta Bosaso iyo Minneapolis

Waxaa shalay lagu saxiixay Magaaladda Minneapolis Xarunta looga Taliyo ee City Hall – Heshiis lagu Mataaneynayo Magaalooyinka Minneapolis iyo Boosaaso, Waxaana saxiixay labada Duq Magaalo, Betsy Hodges iyo Inj. Yaasiin Mire Maxamuud. Magaalooyinkan ayaa waxaa la mataaneeyay bishii Oktoobar ee Sannadkii 2014-kii, intaas wixii ka dambeeyay waa markii ugu horreysay oo ay labada duq magaalo […]

Continue Reading

Hogaamiyihii IS ee dalalka Afganistan iyo Pakistan oo duqeyn lagu dilay

Hoggaamiyaha IS ee dalalka Afghanistan iyo Pakistan Hafiz Saeed Khan oo ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay 26 July 2016 Gobolka Nangarhar ee bariga dalka Afghanistanay weerarkan oo ay fulisay diyaarad Drone ah. Mareykanka ayaa jimcihii shalay sheegay in weerar cusub oo ay fulisay diyaarad Drone ah 26-kii bishii July ay aamisan yihiin in […]

Continue Reading

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Galmudug oo Cadaado lagu soo dhaweeyey

Taliyaha Cusub ee ciidamada Asluubta Dowlad goboleedka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulle Cali, iyo Taliyayaasha Asluubta qeybaha gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Saraakiishaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Muumin, Saraakiil kale iyo Maamulka degmada Cadaado. […]

Continue Reading