Al-Shabaab oo weerarkii Ceel Waaq u adeegsaday gaadiidkii ay ka qabsadeen Ciidamada Kenya
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar xoog leh oo shalay gelinkii dambe Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Milateriga Soomaaliya ku lahaayeen degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo, kuna dhow xuduuda Kenya. Weerarkan oo ha mid xooggan ayaa Al-Shabaab ugu suura gashay inay qabsadaan Xerada ciidan, isla markaana gudaha u soo galaan degmada Ceel Waaq. […]
Continue Reading