Faah faahin:Qaraxii uu kudhintay Gen.goobaale
Allaha u Naxariistee waxaa goor dhow dhintay General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo ahaa Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya kadib markii lala eegtay Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid ismiidaamin ah oo lala beegsaday Gaariga Gen. Goobaale oo marayay Agagaarka xerada Guul Wadayaasha ee […]
Continue Reading