Luis Suarez Oo Rikoor aysan Dhigin Messi Iyo Neymar Sameyay
Luis Suarez ayaa ku bilawday si fiican mustaqbalkiisa Barcelona in ka badan weeraryahanka kale ee taariikhda kooxda. Xiddiga reer Uruguay ayaa kaga soo biiray Liverpool sanadii 2014, waxa uu u saftay kulankiisii 100aad ee kooxda heysata horyaalka Spain sabtida lasoo dhaafay ee guuldarada lama filaanka ah kasoo gaartay Alaves. Laakiin 100-kii kulan ee ugu horeysay […]
Continue Reading