Romelu Lukaku Oo Everton Kala Hadlaya Hishiis Cusub

Mino Raiola oo ah wakiilka weeraryahanka Everton Romelu Lukaku, ayaa shaaca ka qaaday in ‘inuu wadahadalo kula jirto kooxda xidiga heerka caalami ee dalka Belgium si la isugu afgarto heshiis cusub. Lukaku ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ka tagayo Goodison Park  xagaagan suuqa kala iibsiga, laakiin waxaa la aaminsan yahay in ay diiday xiisaha uga […]

Continue Reading

Taariikh Nololeedka Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale

Allaha u naxariistee Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale, Hooyadiis  Waxaa lagu magacabaa Muumino Maxamed Yuusuf Shiikhow, waxa uu ku dhashay deegaanka Dabagalo ee degmada Xarardheere gobolka Mudug sanadkii 1957 kii. Waxbarashadiisa dugsiga hoose/dhexe ku qaatay degmada Sablaale ee gobolka Shabeelaha Hoose, halka waxbarashadiisa dugsiga sare ku qaatay Magaalada Muqdisho sanadkii 1975 kii. Jeneraal Goobaale waxa uu […]

Continue Reading

Sawirro: Jeneraal Goobaale oo Aas qaran loogu sameeyey Muqdisho.

Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale, Marxuumka ayaa salaadii janaasadu lagula tukaday Masaajidka Madaxtooyada, waxaana janaasada ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid, Madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed, Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan, Wasiirka Arimaha Gudaha DFS C/raxmaan Odawaa, Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan :" Kama tanaasuleyno Hal Taako oo ka mid ah Badda Soomaaliya"

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako oo ka mid ah Badda Soomaaliyeed in la qaato, iyadoo maanta oo isniin ah Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda magaalada Hague ka bilaaban doonto dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya. Madaxwene Xasan Sheekh ayaa sheegay kalsooni badan ku qabaan inay […]

Continue Reading

Indhacadde:" Dowladu way dayacday Gen. Goobaale"

Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade), ayaa Dowladda Somaliya ku eedeeyay inay dayacday amniga Taliyihii Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale). Waxaa uu soo hadalqaaday in General Goobaale iyo General Dhega-badanba, ay ka mid ahaayeen Saraakiishii horseeday in Ururka Al Shabaab laga saaro Magaalada […]

Continue Reading

Harry Kane Oo Baaritaan Lagu Sameynaayo Si Loo Qiimeeyo Dhaawaciisa

Harry Kane ayaa mari doona baaritaan caafimaad si loo ogaado inta uu la egyahay khasaaraha dhaawac ee soo gaaray kulankii Tottenham Hotspur ay 1-0 kaga badiyeen Sunderland . Xiddiga reer England ayaa dhaliyay goolka kaliya ee garoonka White Hart Lane galabta, ka hor inta uusan dhaawac kasoo gaarin  canqowga. Tababaraha Spurs Mauricio Pochettino ayaa sheegay in […]

Continue Reading

Madaxda Galmudug oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Jeneraal Goobaale

  Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi,  ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qaraabadii, Qoyskii iyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed geeri ku timid Allaha u naxariistee Geesi Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale Taliyihii Guutada 3-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliya, oo maanta ku geeriyooday weerar ismiidamin ah oo […]

Continue Reading

Daawo: Booqashadii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee Gaaska Dhaan-karoone

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa shalay booqday Xerada Gaaska Dhaanka-roone ee duleedka Magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud, Booqashadan ayaa waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku wehliyey Wasiiro iyo saraakiil ciidan. Ujeedada Booqashada ayaa aheyd sidii Madaxweyne ku xigeenku u dhiiri galin lahaa ciidankan xeradan ku sugan oo ah kuwii ugu horeeyey ee halkaas […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa oo ku kala qeybsamay Shirka Jowhar

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa ayaa ku kala qeybsan ka qeyb galka shirka Maamul u sameynta labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe, kaasoo dhowaan dib uga bilowday magaalada Jowhar. Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan ayaa sheegay in shirka Jowhar Jowhar uu si wanaagsan iyo dar dar ku socdo, isla markaana uu ka eegayo […]

Continue Reading