Ahlu Sunna oo qaadatay qalabkii Radio Galgaduud Xarunta Guriceel
Ciidamada Amniga Maamulka Ahlu sunna ayaa xalay xiray Radio Galgaduud xarunteeda Guriceel, waxayna Ciidamada gudaha u galeen Xarunta Idaacada xilli ay hawada ku jirtay. Ciidamada waxa ay qaateen Fmta Idaacadda iyo qalab kale lamana oga sababta rasmiga ee ka danbeysa. Maamulka Radio Galgaduud ayaa sheegay kala hadli doonaan Masuuliyiinta Maamulka madaama uu jiray heshiis horey […]
Continue Reading