Dibadbax ka dhacay bartamaha magaalada Cadaado ayaa beel ka mid ah beelaha dega degmada Cadaado ayaa sheegay in lagu dulmay doorashada xildhibaanada, iyagoo eed dusha uga tuuray maamulka Galmudug iyo guddiga doorashooyinka Galmudug, hadaba halkaan ka daawo.

Comments are closed.