Tarsan: Waxaa la ii diiday inaan u tartamo kursiga Beesheyda
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in loo diiday inuu u tartamo Kursiga Aqalka hoose ee dalka, isaga oo arintaasi ku eedeeyay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Tarsan waxa uu sheegay in Ugaaska Beeshiisa in la siiyay lacag fara badan lacagtaasi oo uu sheegay inay ka timid Madaxtooyada Somaliya. Maxamuud […]
Continue Reading