Qarax gaari oo maanta Muqdisho ka dhacay
Waxaa duhurnimadii maanta Qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay degmada Dharkeenley gobolka Benaadir, waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in uu ka dhashay khasaaro dhimasho. Qaraxa ayaa haleelay gaari nuuciisu ahaa Kaarib, waxaana wararka aan heleyno sheegayaan in qaraxa uu ahaa nuuca gaadiidka lagu xiro, waxaana gaarigaasi la sheegay in ay la socdeen ciidamo katirsan […]
Continue Reading