Xarunta Dhaqan celinta Shabaabka oo laga Furay Kismaayo (Sawirro)
Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday hay`adda Rule of Law Security Institutions Group (ROLSIG) oo ah hay`ad hoos tagta xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM iyo safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya. Xaruntan waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray madaxweyne ku […]
Continue Reading