Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaa wadada Buundooyinka ee kala qeybisa degmooyinka Xamar Jajab iyo Waabari ee gobolka Banaadir iyadoo warar kal duwan ay kasoo baxayaa qasaaraha qaraxaasi. Gaari nuuca raaxada ayaa la sheegay inuu halkaasi ku qarxay kaas oo marayey wadada waxaana lasoo wariyey inuu ahaa qarax mid […]

Continue Reading

Oil Mogul Named New Somali Prime Minister

Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo has appointed Mr Hassan Ali Kheyre as his prime minister. The announcement was made Thursday, a day after the president’s inauguration ceremony held at a heavily guarded airport zone in the capital Mogadishu. Kheyre, a Somali-Norwegian, is a former regional director (Horn of Africa and Yemen) of Norwegian Refugee Council, […]

Continue Reading

Shabakadda Ceelhuur Online oo u dabaaldagaysa sanadguuradii 3-aad

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay asaaskeeda, waxaana la asaasay 27 Feberaayo 2014, Shabakadaan ayaa ah mid madaxbanaan, kana faaloota arimaha siyaasada, bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana waxaana lagu soo gudbiyaa aragtiyo kala duwan. Xarunta warbaahinta waa magaalada Cadaado  xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, […]

Continue Reading

Cabdullaahi Baarleex oo isku soo sharaxay madaxwaynaha Galmudug

Madaxwaynihii maamulkii Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed Baarleex oo ka mid ahaa dadkii aas aasay dawlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu u tartami doono xilka madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug oo dhawaan la filayo in la qabto doorashadiisa. Ilo ku dhaw Mr Baarleex ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inuu go’aansaday ka mid noqoshada dadka u […]

Continue Reading

Caqabadihii hor yimid C/kariin Guuleed.

Caqabadihii hor yimid C/kariin Guuleed. Hordhac C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta iska casilay xilka madaxwaynanimo ee dawlad goboleedka Galmudug, xilkaas ka hor waxa uu laba mar wasiir ka soo noqday dawlada Federaalka Soomaaliya.   November 4, 2012: Xukuumadda Cabdi Farax Shirdoon ayaa C/kariin Xuseen Guuleed loo magacaabay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka. Xilkaas waxaa uu […]

Continue Reading

C/kariin Guuleed oo iska casilay xilka Madaxweynaha Galmudug

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo ku dhow Madaxtooyada C/kariin Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilkii Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug. Sababta iscasilaadiisa ayaa lagu sheegay arimo caafimaad, Guuleed ayaa maalmahaan howlo caafimaad ugu maqnaa dalka Hindiya, waxaana xusid muddan in Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Galmudug ay bishii hore xilka ka qaadeen, inkastoo uu diiday arintaas. Mr. […]

Continue Reading

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay Xarunta Barlamaanka Puntland

Ciidamo ku hubaysan gawaarida dagaalka ayaa goordhaweyd qabsaday xarrunta Baarlamanka maamulka Puntland ee Garowe waxayna jareen guud ahaan isku socodkii gawaarida isticmaalaysay wadada laamiga ah ee hor marta xarunta Baarlamaanka. Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay ka gadoodsan yihiin mushaar todobo 7 bilood ah ka maqan, sidoo kale ciidamada ayaa la wareegay xarunta wasaaradda maaliyadda. […]

Continue Reading

Xildhibaan hore oo saaka lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan hore oo lagu magacaabi jiray C.Qaadir Qaasim Mursal Hadana ka shaqeynaayay Xafiiska gudoomiye Jawaari ayaa goordhow dabley hubeysan ku dishay xaafadda Ceel dheer ee degmada Dharkeynleey. kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana halkaasi soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya. C.Qaadir Qaasim Mursal ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii Baarlamaankii Madaxweyne Cabdi […]

Continue Reading

Mooshin laga keenay Madaxweynaha Hirshabeelle

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta ku wajahan Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Gudoomiyaha ayaa shalay xildhibaannada Hirshabeelle waxaa ay sheegeen in looga baahan yahay in uu si deg deg uu ku yimaado Magaalada Jowhar madaam Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble uu ka […]

Continue Reading