Sawirro: Dhismaha garoonka diyaaradaha Hobyo
Dhismaha garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo ayaa meel fiican maraya, waxaana dhaqaalaha ku baxaya dhismsha garoonka iska kaashanaya hay’adda SSF iyo dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya dhaqaale kor u dhaafaya 300 kun dollar, waana mashruucii ugu balaarnaa ee dhawaanahaan laga fuliyo Hobyo, dadka Hobyo ayaa u safra Cadaado iyo Galkacyo oo u jira […]
Continue Reading