Masuul xalay lagu dhaawacay waqooyiga Galkacyo
Mid ka mid ah xubnaha Golaha Degaanka Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay waxa uu ka badbaaday isku day dil, xildhibaanka bad baaday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/fataax Xasan Xuseen. Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday, waxaana xildhibaanka Rasaastii lagu furay ka soo gaartay dhaawac fudud, sida ay inoo sheegeen saraakiisha laamaha […]
Continue Reading